Skip to Content

Garaadka Macmalka AI

Garaad Gacmeed/Garaadka Macmalka (Artificial Intelligence)

Garaadka macmalka waa qeyb ka mid ah culuumta loo yaqaan  Kombuyuuter Saynis (Computer science) tasoo sameesay ama laga gaaray horumar badan, gaar ahaan Waddamada horumaray, ayadoo loo adeegsanayo arimaha daryeelka cafimaadka, waxbarashada, beeraha, maaliyadda, amniga, gaadiidka, saadaasha cimilada iyo waxyaabo kale oo uu muhiim ah.

 Garaadka macmalka ahi, AI waxaa uu soo biloowday qiyaas ahaan 1950, wuxuuna  sameesay isbaddalo iyo horumar badan oo la taaban karo, waxaa kamid ah in la sameeyey Robot loona adeegsado sidii aadanaha oo kale!

 Tiknoolajiyadu waxay  martay heerar kale duwan. Xiligii kacaanka warshadaha Industrial revolution ama Qarnigii 18th waxaa aad loo isticmaalay warshado ama aalado ku shaqeynayo uumi (steam-based machines) qarnigii 19th ilaa 20th waxaa aad loo adeegsaday tamarta iyo danabka (electrical and energy based machines) i

 Dabayaaqada qarnigi 20th waxaa aad loo isticmaalayey aaalado ama warashado ku shaqeynayo Compyter Networking & Internet oo lagu saleeyey Cilmi; Maanta oo aynu joogno qarnigii 21th lana oran karo kacaanka garaadka macmalka, (AI industrial revolution)


in News